Astaamaha qaangaarka wiilasha iyo gabdhaha siday diinta ka qabto

Signs of puberty of the girl and the boy

Astaamaha qaangaarka wiilasha iyo gabdhaha siday diinta ka qabto

Ninka iyo naagta ama wiilka iyo gabadha waxay ku qaangaaraan astaamo ay ka mid yihiin timaha shuunka ama timaha xubnaha taranka gabadha dhiig inuu ka yimaado sidoo kale wiilka iyo gabadha inay shawa keenaan ama biya.

laakin waxaa isweydiin mudan haddii aysan arkin gabadha ama wiilka wax astaan ah maxaa astaan u noqon kara.

Astaamaha qaangaarka wiilasha iyo gabdhaha
Astaamaha qaangaarka wiilasha iyo gabdhaha

 

 

 

 

 

 

 

 

culimada qaar waxay ka dhigeen da’da marka ay gaarto 15 toban waxaana ka mid ah imaam shaafici, kuwa kalena waxay ka dhigeen da’da inay gaarto 18 sano waxaana ka mid ah imaam abuu xaniifa.

qaangaarka waxaa ka dhalanayso masuuliyad qofka marka uu qaangaaro dambiyada waa loo qorayaa wiil iyo gabar  wuxuu yahayba.

 

Biyaha durbaba soo noqonayo uurka miyay saameeyaan

 

A man and a woman or a boy and a girl come of age with signs such as the hair of the hair
But it is worth asking, if they do not see the girl or the boy, what can be a sign?
Some scholars have made the age of 15 ten, including Imam Shafi’i, while others have made the age to reach 18 and include Imam Abu Hanifa.
Adulthood results in liability when a person comes of age. Crimes are written for boy or girl.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More