Dhacaanka kacsiga iyo midka dhididka farqiga u dhexeeya

Su’aasha:

Niyow dibato Aya iheysato deecaan Ayan markasta Oo xibinteyda fiiriyaba kuarka hada saakay Ayan waxbarashada ubaxay duhuurki markan tukan rabay Ayan mushqusha galay deecaan Ayan isku arkay suurwalka huuse ama buumaha Ayan dhaqay jirka intaan laha waxba gareyna wan iska dhaqay saladi casar markan tuukaday Ayan hadaana is iri bal firi hadaana deecaan yar ku arkay xafada Ayan imaday wan qubeystay wan tuukaday mar kale5:30pm maqribki Ayan hadana egay deecaan kale kaadi yar Aya iheysay lakin saalado idhafeysan owgeed agino kadin Ayan istinjooday kadib waxaan dareemay in kaadi igasobaxday cml lakin wankalasari wayay dedna waan iskatukaday anigo shaki kaqabo in kaadi igasobaxday maxaan sameeya sidee howshan ogabogsada mana siigeysta Oo marhore iskadhaafay dumar qaawan madaawada iyo dareen kiciyo

Dhacaanka kacsiga iyo midka dhididka farqiga u dhexeeya
Dhacaanka kacsiga iyo midka dhididka farqiga u dhexeeya

Jawaabta:

Dhacaanka kaasoo baxay hadduu yahay midka kacsiga keeno ama fikirka raaxada galmada ka dhasha waa inaad iska dhaqdaa ood weysaysataa waa nijaaso, hadduu yahay midka la dhaho wadyi isagana waa nijaas haddii mani ay tahayna waa inaad qubaysataa, waxaan oo dhan waxay u baahan yihiin yaqiin, waxaa laga yaabaa inaad isku dhididdo oo meesha ay qoyaan noqoto markaas shaki ayaa kugu dhalan kara shakigaas wax qiime uu leeyahay lama arko haddaad isku aragto qoyaanka adoo soo jeeda.

Dhacaanka kacsiga xubinta afkeeda ayuu kasoo baxaa marka uu jirka gaaro koollo oo kale ayuu noqonayaa laakin midka dhididka sidaas ma aha oo meel biyo caadi ah soo gaareen oo kale ayuu noqonayaa.

The discharge that comes out, if it is the one that causes an erection or the thought of sexual pleasure, you should wash it off and do not let it go, it is impure, if it is the one that is called “wadi” it is also impure and if it is semen you should take a bath, all of which require certainty, you may sweat and the place where it becomes wet then you may have doubts, that doubt has no value if you see yourself wet while you are awake.

The discharge of an erection comes out of the mouth of the penis and when it reaches the body it becomes like glue, but the discharge of sweat is not like that and becomes like it has come into contact with ordinary water.

Leave a Reply