Anoo umul ah ayaa janaabo igu dhacday qubeys maa igu waajibayo

Anoo umul ah ayaa janaabo igu dhacday qubeys maa igu waajibayo

Su’aasha:

Asc bahda daruuro wll su aal aan inbadan la xishooday in aan idin waydiiyo hadana aan ubahanahay fasirkeeda ayan wataa
Hadii gabar iyadoo dhiigii umusha ka qabaysan ay kuriyooto iyadoo odaygeeda labashaalaysa misna biyo kayimadaan maxay samayni qubays miyaa kuwaajiba walna dhiigii umusha uusa ka dhamaan.

Anoo umul ah ayaa janaabo igu dhacday qubeys maa igu waajibayo
Anoo umul ah ayaa janaabo igu dhacday qubeys maa igu waajibayo

Jawaabta:

Dhiiga umusha (nifaaska) iyo dhiiga caadada iyo janaabada waxay waajibiyaan qubeys, laakin janaabada waxay kaga duwan tahay qofka markuu howshiisa dhamaysto wuu qubeysan karaa siduu u tukado ama uu quraan u akhristo, laakin dhiiga umusha  iyo dhiiga caadada qofka daahir ma noqon karo iyagoon ka dhamaanin ama aan la gaarin waqtiga ay dhamaanayaan.

Marka naagta haddii ay ku jirto umul oo janaabo ku dhacdo way qubaysan kartaa si xukunka janaabada uu uga dhaco, waayo culimada qaar way u oggol yihiin naagta dhiiga caadada qabta iyo midda umusha ah quraanka inay kor ka akhriyaan, marka haddii janaabo ay qabto ma akhrin karto.

Culimada qaba janaabada iyo dhiiga umusha iyo dhiiga caadada inay isku mid yihiin markaas qubeyska nadaafad ahaan mooyee xukunkeeda waxba kama baddalayo.

 

عن أمِّ سلمةَ كانتِ النُّفساءُ على عهدِ رسولِ اللَّهِ صلَّى اللَّهُ عليهِ وسلَّمَ تقعدُ بعدَ نفاسِها أربعينَ يومًا أو أربعينَ ليلةً وكنَّا نطلي على وجوهِنا الوَرْسَ تعني منَ الكَلَفِ

علَّمَ رسولُ اللهِ صلَّى اللهُ عليه وسلَّم أُمَّتَه كُلَّ شيءٍ يَنفعُهم في دِينِهم ودُنياهم، حتَّى علَّمَ المرأةَ ما تَفعَلُه في حَيْضِها ونِفاسِها؛ كي تكونَ على بصيرةٍ مِن أمْرِها.
وفي هذا الحديثِ تقول أُمُّ سَلَمَةَ رضِيَ اللهُ عنها: كانتِ النُّفَساءُ على عهْدِ رسولِ اللهِ صلَّى اللهُ عليه وسلَّم تَقعُدُ بعْدَ نِفاسِها أربعين يومًا أو أربعين ليلةً، والمقصودُ بالنِّفاسِ هو الدَّمُ الخارجُ بعْدَ الوِلادةِ مُباشَرةً، وتُسمَّى المرأةُ التي ينزِلُ منها دَمُ النِّفاسِ نُفَساءَ، فكانتِ المرأةُ النُّفساءُ تمكُثُ أربعين يومًا أو ليلةً لا تُصلِّي ولا تصومُ حتَّى تتِمَّ أربعين يومًا، إلَّا إذا رَأَتِ الطُّهْرَ قبْلَ الأربعين.
ثمَّ تقول أمُّ سلمةَ رضِيَ اللهُ عنها: وكُنَّا نَطْلِي على وُجوهِنا الوَرْسَ، تعني مِنَ الكَلَفِ، أي: نَدْهُنُ وُجوهَنا بالوَرْسِ، وهو نَبْتٌ أصفرُ يُصبَغُ به، والمرادُ بالكَلَفِ ما يعلو وجْهَ المرأةِ من الحُمْرةِ والسَّوادِ بعْدَ الولادةِ، فكُنَّ يَصْبَغْنَ وجوهَهُنَّ بالوَرْسِ؛ لِمَا يُصيبُهُنَّ من البُقَعِ القاتمةِ في الوجْهِ.   المصدر

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More