Anoo ka shakisan inaan janaabo qabo ayaan tukaday salaadaas ansax miyaa?

Su’aasha:

Asc waanku salaamay sxb hurdada ayaan ku biyo baxay markaan soo kacay salaaddii subax waxaan is dhahay tuko hadana shaki ayaa igu jiray inaan janaabo qabo sidii ayaan ku tuktay markaas ka dib ayaa shakigii igu batay markaasa buumadii iigu jirtay ku arkay qoyaan shahwada ah marka salaadaas aan tukaday ansax ma tahay mise in la soo qaleeyo ayay u baahantahay.

Anoo ka shakisan inaan janaabo qabo ayaan tukaday salaadaas ansax miyaa?
Anoo ka shakisan inaan janaabo qabo ayaan tukaday salaadaas ansax miyaa?

Jawaabta:

Salaadda aad tukatay ma ansixin waa inaad soo qalaysaa, maxaayeelay waxaa kuu caddaatay inaad isku junuubtay, marka qubeys ayaa kugu waajibay, qof janaabo qabo salaaddiisa ma ansaxayso.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More