Anoo geedka u jimicsiinaya hadey biyaha shahwada ka soo baxaan ma siigaa la dhihi karaa?
Su’aasha:
Nio subixii markaan soo koco guska waxaan ku daliigaa saliid macsaro aan jimicsi ugu dhigo marka anoo ku daliigaayo saliidii ayaa biyo yar oo cad iga soo daateen markaan fiiriyey kuwii shahwadee ahaayeen markaas oo kale ma waxaa loo baahanyahay inaan toos biyaha u bixiyo miyaa mise inaan ka joogsado tankale lama filankaas biyaha iiga yimid siigo malagu macneen karaa sxbw jawaab cad isii.
Jawaabta:
Siigada marka la qeexayo waxaa lagu qeexaa : qofka inuu biyaha shahwada gacantiisa ama wax kale aan u banaanayn oo aan ahayn galmo isaga keeno ama inuu gacanta ku raaxaysto, marka adoo dhalinyar ah markaad geedka saliid marsato maxaad ka filanaysaa, marka waa xaylad oo raga qaar ay ku siigaystaan.
Haddii aadan siigo ugu talagalin taas waa niyaddaad Alle ayaana og, laakin sida muuqata waxaad tahay qof gacanta ku keenay biyaha shahwada.
Dhibka Siigadu Qofka Goormuu Bilawdaa Goorma Ayuu Ka-Hadhaa