Site icon Daruur درور

Amin arts oo sawir ka smeeyay Cabdiwali Gaas wuxuu carab u qabto

Amin arts oo sawir ka smeeyay Cabdiwali Gaas wuxuu carab u qabto

Cabdiwali Gaas oo ah qof ku dhaqaaqay waxyaalo oo soomaalida ka yaabiyay waxaa ka mid ah inuu yiri muqdisho ma aha soomaali sidoo kale wuxuu yiri wiil dacas wata oo ka yimid diinsoor ama buur hakaba oo raba inuu xukumo dhulkeena ma dhacayso.

amin arts oo sawir kale ka sameeyay cabdiwali gaas
amin arts oo sawir kale ka sameeyay cabdiwali gaas

ninkan ma aha sida laga arkay hadalladiisa qaabka daran juwa wanaagsan.
sidaas awgeed amin arts aad buu u weerayaa, sidoo kale waxaad ogaataa in carabta uu u shaqeeyo, waxaa lagu burburinayaa dalkiisa, majeerteen waxaa laga rabaa inay iska soo saaraan qof ku habboon inuu maamulo puntland.
aminarts oo sawirka meel dheer ku tilmaamaya ayaa waxaad garan kartaa siduu ninka korka ugu saaran yahay.
sheekada cusub maanta waxay tahay, maamul goboleedyada iyo dowladda waxa ka dhexeeya, inakstoo dowladda laftigeeda ay wax badan ku qaldan tahay, qofka ay dhaqanto ma aha qaab dal lagu dhisi karo, teeda kale mar kasta waxaad arkaysaa khilaaf soo dhexmaraya dowladda.

Exit mobile version