Amin arts oo mucaaradka shinbirro kawada dhigay Siyaasa - politics By Daruur On Apr 19, 2019 326 0 Sawirka Amin arts oo tilmaamaya in laga dambeeyo mucaaradka. ninka shisheeyaha oo geedka hoostiisa ku shubaya lacagta ayaa laga wadaa dowladaha soomaali qasaya sida uu Aminarts u arko. Aminarts iyo mucaaradka sawirka waxaa ka muuqda Damjadiid dadka ugu waaweyn oo Farmaajo siyaasaddiisa kasoo horjeedo. oo ay ka mid yihiin Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynihii hore iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Amin ArtsCabdirahmaan CabdishakuurDamjadiidXasan Sheekh 0 326 Share