Amin arts oo Kenya meel xun geeyay

Amin arts oo dagaal adag kula jiro Kenya, ayaa wuxuu soo sawiray Soomaali oo shabeel ah Kenyana oo diiq ah.

marka waad iska garan kartaa shabeelka inuu ka xoog badan yahay diiqa.

Amin arts iyo sawirkii ugu darnaa
Amin arts iyo sawirkii ugu darnaa

Soomaali iyo Kenya maanta farqi weyn ayaa u dhexeeya, Soomaali 1991 ilaa iyo hadda ma helin dowlad awood leh. oo dalkeeda difaaci karta, marka haddii maanta soomaalida ay isku soo laabtaan waxay heli karaan awood ay ku burburiyaan Kenya iskaba daayee inay baddooda soo ceshtaan, teeda kale badda dad ayaa u saxiixay Kenya oo mid ah siyaasiyiinta soomaali.

haddii aamnta soomaali la helo inay isu timaado, waxaan arkaynaa dowlad ka xoog badan dowladaha caalamka kuwa badan.

soomaalida waa dad maanta la yaqaano, laakin ilaa iyo hadda ma garanaysid waxa sidan u galayo, qabyaalad ayay meel la fadhiyaan, dhexdooda ayaa is laynaya, marka dad sidaas ah malaga yaabaa inay dowlad dhisan oo awood leh iska reebaan?

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More