Site icon Daruur درور

Amin arts mar kale Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Amin arts oo sawir kale ka sameeyay dadka uu dagaalka kula jiro.

amin arts wuxuu u arkaa Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur inay yihiin dadka duminaya qaranka soomaaliyeed.

Sawirka badda iyo amin arts Somali
Sawirka badda iyo amin arts Somali

Maalmahan aad ayuu uga sawirayaa waxyaalo badan la xiriira Kenya iyo iyaga.

wuxuu u arkaa inay yihiin kuwa badda gatay.

Soomaali waxa haysta ma yara.

Kenya maanta waa dad rabo inay qaranka Soomaali dumiyaan laakin dhibka ayaa wuxuu ka taagan yahay dadka isku sheegaya inay yihiin madax ama siyaasiyiin oo dameero ka liita.

Sheekada keliya ma aha labadan mucaarad ee sheekada waa madaxda oo dhan ayaa wax ka qaldan

beesha reer hebel iyo qabiilka reer habel waxba ma tarayaan.

aminarts isaga dowladda Farmaajo toos ayuu u taageersan yahay Xasan Sheekhna waa kasoo horjeeday marka qaran miyuu taageersan yahay ama shakhsi.

soo qor ra’yigaaga

Exit mobile version