Site icon Daruur درور

Amin arts iyo Gaas oo kitaabka xildhibaan ku dhaarinaya

Amin arts iyo Gaas oo kitaabka xildhibaan ku dhaarinaya

Farashaxalaha caanka ah amin arts oo wali ku dheggan Abdiwali Gaas, gaas oo ah qof inta badan mucaarad ku ah Dowladda federaalka, amin arts waa la garanayaa siyaasadda uu ku socdo, wixii dowladda kasoo horjeeda ayuu isna kasoo horjeedaa.

Gaas oo wali amin arts ku dhegan yahay
Gaas oo wali amin arts ku dhegan yahay

sawirada uu soo sawiro ayaad ka garan kartaa.

Gaas oo wali amin arts ku dhegan yahay

amin arts maanta marka aad aragto sida uu u weeraray sakin iyo axmed madoobe iyo cabdiraxmaan cabdishakuur iwm.

amin arts wuxuu taageersan yahay nabad iyo nolol

marka sawirkiisa aad buu ugu wajahan yahay dadka kasoo horjeeda dowladda.

dadka mucaaradka ah amin arts waxay ku eedeeyaan Farmaajo ayaa lacag siiyay sidaas awgeed ayuu u taageeraa.

si kastaba ha haatee amin arts waa qof qalin kulul haystaa

Exit mobile version