Site icon Daruur درور

Amin arts iyo Banaanbaxa magaalada Muqdisho

Amin arts iyo Banaanbaxa magaalada Muqdisho

Amin arts sawir ayuu ka sameeyay banaanbaxa magaalada Muqdisho.

sawirkaas uu ka muuqdo ina banaanbaxyada laga dambeeyo ee shacabka aysan sameynin.

Amin arts muxuu ka aaminsan yahay banaanbaxa xamar
Amin arts muxuu ka aaminsan yahay banaanbaxa xamar

Sawirka waxaa ku jiro madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Faarax guud ahaan  kooxda Damjadiid.

Sawirka Amin arts oo iska cad inuu tilmaamayo dowladda in raggan ay kasoo horjeedaan oo ay rabaan inay burburiyaan.

 

Kiiska badda soomaali iyo Amin arts

Exit mobile version