Amateedka daawada ugu fiican kuu fureyso
The best way to Open the appetite
Su’aasha:
Asc Waxaan idin waydiinlahaa dawooyinka loo qaato amateedka waxtarkooda iyo waxyeeladooda ?
Jawaabta:
Waxaa jira daawooyin badan oo fura Amateedka (abiteedka) , daawooyinkaas waxaa loo sameeyay dadka aan wax cuni karin ama aan dareemin gaajo mar kaste, sidoo kale dadka aad caato u ah waxaa laga yaabaa inay ku cayilaan, marka waxaa ugu fiican daawooyinkan:
1- Megestrol Acetate waa kaniini oo fura cuntada waa daawo asal ahaan loogu talaggalay in lagu daaweeyo kansarka naasaha dumarka

2- Oxandrolone Isna waa daawo oo loogu talaggalay dadka aan koreynin in la siiyo waa kaniini oo daaweeya caatanimada wuxuu koriyaa jirka , sidoo kale qofka wuxuu ka ilaaliyaa lafa burburka iyo cuduro kale.
