Amaanta dumarka iyo raaxada sariirta
Amaanta dumarka iyo raaxada sariirta
Waxaa xaqiiqa ah dumarka inay aad u leeyihiin xasaasiyd dhanka amaanta.
Haweeney marka la amaano waxay huraysaa wixii ay hayso.
Naagaha wax kamaan jecel waa la waayay, siiba marka la amaano quruxda ay leedahay ama qiimaha ay leedahay.
Gabdhaha aad bay ugu dhintaan ninka aadka u maana.
Xataa waxaa la sheegaa raaxada naagta inay ku jirto amaanta.
qofka raba naagtiisa inay sariirta si fiican ugula raaxaysato waa inuu jirkeeda amaanaa quruxdeeda iyo qaabkeeda, marka ay maanta maqasho dareenkeeda raaxo wuu kordhaa.
Hadalada macaan kaalin weyn ayay ka qaataan kacsiga gabadha inay kordhiyaan.
Dareenka haweenka wuxuu ku dhisan yahay hadal iyo amaan iyo af macaan badan.
Sidaa awgeed naagta hadday xanaaqsan tahay raaxada galmada ma dareemayso ninkeeda si kaste hadduu ku sameeyo, raaxada sariirta waa inay ka horeeyaan hadalo macaan badan.
Sida abaayo wax kaa qurux badan ma jiro, boqoradda dumarka ayaad tahay, waan ku jeclahay, adiga oo kale ma helayo waad qurux badan tahay.
hadaladan macaan aad bay u kiciyaan jacaylka iyo dareenka hablaha.
Marka ninka rabo inuu xaaskiisa si fiican u qanciyo amaanta yuusan ka illaawin.
Tusaale ahaan marka aan soo qaadano hadaal qoraal ah oo lagu amaano haweenka nin ayaa xaaskiisa sidan ku yiri: