Site icon Daruur درور

Albaabada amarjansiga diyaaradda sida looga baxo

Albaabada amarjansiga diyaaradda sida looga baxo

Diyaaradda waxay ka mid tahay gaadiidka aadka loo adeegsado, wax badan ayay sahal ka dhigtay.

laakin marka ay dhacdo dhibkeeda lama soo koobi karo halis weyn ayay leedahay.

diyaaradaha waxay leeyihiin albaabo amar jansi ah marka ay dhici  rabaan ayaa la furaa.

marka muuqaalkan wuxuu kuu caddeynayaa qaabka loo furo albaabadaas iyo sida ay yihiin.

Albaabada amarjansiga diyaaradda sida looga baxo
Albaabada amarjansiga diyaaradda sida looga baxo

diyaaradda halkaan tusaale ahaan loo keenay waa Kuwait airlines, sida la og yahay diyaaradda marka ay dhici  rabto waxaa laga arkaa astaamo tusaya, sidoo kale dhicidda waxay u badan tahay marka diyaaradda ay kacayso ama marka ay soo degeyso.

shilka diyaaradaha mar wuu soo bataa marna wuu yaraadaa, waxaa ugu xun midka diyaarad ku dhacdo diyaarad kale. inta badan kaas wuxuu keenaa burbur daran iyo hallaac xoog badan.

 

Nin Diinta Islaamka Ugu Yeeray RW New Zealand Jacinda Ardern

Exit mobile version