Alaab dabiici ah oo u roon dumarka qabooban

Benefits of honey and ginger

Alaab dabiici ah oo u roon dumarka qabooban

Benefits of honey and ginger Alaab dabiici ah u roon dumarka qabooban.

Dumar badan ayaa ka sheegta dareenyari taasoo rag badan ay dhibto oo ay ku xambaarto inay naag kale guursadaan ama qaarkooda ay xumaan ku dhacaan.

Alaab dabiici ah oo u roon dumarka qabooban
Alaab dabiici ah oo u roon dumarka qabooban

marka naagta u baahan inay awooddeeda si dabiici ah usoo celiso alabaahan ayay isku daraysaa 100 garaam sanjabiil shiidan sidoo kale 100 garaam xulbo markaas ayay sida shaaha oo kale u karinaysaa kaddib labo qaaddo malab saafi ah ayay ku walaaqaysaa kaddib ayay hal koob ka cabbaysaa qofka cabbo wuxuu dareemi doonaa isbaddal fiican nimanka xitaa way cabbi karaan.

dumarka dareenka ayay u kordhiyaan alaabtaas waxay dareemaysaa kacsi ninkeedana way ku raaxaysan kartaa.

waayo dumarka aan kacsiga dareemin xiliga galmada dhib ayay dareemaan.

taas oo keenaysa ninka iyo naagta inay is nacaan.

rag badan naag kale waxay u raadiyaan inay raaxo dheeri helaan.

sanjabiisha aad ayay u anfacdaa dumarka sidoo kale basbaaska wuxuu taraa wax weyn oo la xiriira raaxada dumarka.

 

Ninkayga anoo la joogo ayuu riyo ku biyabaxaa maxaa sababo

 

Natural products that are good for cool women.

Many women report feelings that many men are troubled by and carrying them to marry another woman or some of them are offended.
When a woman needs to restore her power naturally, she mixes 100 grams of ground ginger and 100 grams of choice and then she cooks like tea and then she drinks two teaspoons of pure honey and then she drinks one cup of the drinker will feel a good change men can even drink.

women increase the feeling of that product she feels aroused and her husband can enjoy it.

for women who do not feel arousal during sexual intercourse feel distress.

which causes the man and woman to hate each other.

many men seek another woman for extra pleasure.

Cinnamon is very useful for women and pumpkins are also a great deal to do with women’s pleasure.

 

Geedka kordhiya dareenka 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More