Afka urkiisa maxaa keeno

Bad smell in the mouth

Afka urkiisa maxaa keeno

Su’aasha:

Waxaan isku arkay ur aan loo adkeysan karin  siiba marka aan hurdada kasoo kaco maxaa sababo af urka sidena loo daaweeyaa.

Afka urkiisa maxaa keeno
Afka urkiisa maxaa keeno

Jawaabta:

Urka afka wax badan ayuu ka dhashaa  qaar waxay noqdaan nadaafad la’aanta ama cadeysasho la’aanta qaarna jirro.

waxaad akhrisan kartaa sababaha keeno iyo sida loo daaweeyo  halkan

Urka afka sida loo daaweeyo

 

The smell of the mouth is caused by many things, some of which are unclean or lack of clarity and some are unclean.

you can read the causes and how to treat them here

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More