Afar erey English ah oo dadka aad ay isugu qaldaan

Ereyadan dadka afka ingiriiska baranaya aad bay isugu qaldaan, maxaayeelay dhawaaq ahaan aad bay isugu dhow yihiin, laakin xarfaha way ku kala duwan yihiin.
Qofka waa inuu si fiican u eegaa marka uu xifdinayo waana inuu u lahaadaa daymo dheer.
Ereyada waa kuwan iyagoo jadwal ku jira oo af soomaali iyo carabi u tarjuman sidoo kale dhawaaq soomaali ahaan leh.

Afar erey English ah oo dadka aad ay isugu qaldaan
Afar erey English ah oo dadka aad ay isugu qaldaan

English

Arabic

Dhawaaqa

Somali

plan

خطة

balaan

qorshe

plane

طائرة

baleen

diyaarad

planet

كوكب

balaanet

meere

plant

نبات

balaant

dhir

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More