Abwaanad Roodo Af Jano oo sheegtay qabiilka sida loo adeegsado

Soomaalida waxay isku haystaan wax laga soo tagay, waxaas oo ah in qabyaalad laysku dagaalo, aduunka waxaad arkaysaa ummado ka kooban intaas koomiyad oo ku kala hadlo afaf kala duwan haddana nabd kuwada nool.

Abwaanad Roodo Af Jano oo sheegtay qabiilka sida loo adeegsado
Abwaanad Roodo Af Jano oo sheegtay qabiilka sida loo adeegsado

Roodo Af jano oo ah Wadaniya Soomaaliyeed waxay si fiican uga hadashay Kalmadtilmaamayso macne dan weyn laga leeyahay oo Baryahaan Danbe Ay adeegsadaan Dad Cadow ku ah Magaca ummada Soomaaliyeed iyo midnimada soomaali kalmaddaas waa ereyga ” Inta afka soomaaliga ku hadasha ” Sidoo kale waxay ka hadashay Qabiilka iyo sida wanaagsan ay Loo adeegsan karo.
qabyaalad iyo qabiil farqi weyn baa u dhexeeya laakin dad badan ma ayna fahmin.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More