Abshir Taatiko oo safaaradda Turkey ee Muqdisho lagu qaabilay

Safaaradda Turkiga Somaliya ee Magaalada Muqdisho ayaa soo dhoweysay Abshir Taatiko oo ah wiilka gacantiisa ku sawiray madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan.





waxay barta Facebook kusoo qoreen:
Glad to host talented young aged Somali artist, Abshir Taatiko who painted the love and respect of Somali people for our President H.E. Recep Tayyip Erdogan