Abshir Taatiko oo safaaradda Turkey ee Muqdisho lagu qaabilay
Abshir Taatiko oo safaaradda Turkey ee Muqdisho lagu qaabilay
![Abshir Taatiko oo safaaradda Turkey ee Muqdisho lagu qaabilay Abshir Taatiko oo safaaradda Turkey ee Muqdisho lagu qaabilay](https://daruur.com//wp-content/uploads/Abshir-Taatiko-oo-safaaradda-Turkey-ee-Muqdisho-lagu-qaabilay-357x210.png)
Safaaradda Turkiga Somaliya ee Magaalada Muqdisho ayaa soo dhoweysay Abshir Taatiko oo ah wiilka gacantiisa ku sawiray madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan.
waxay barta Facebook kusoo qoreen:
Glad to host talented young aged Somali artist, Abshir Taatiko who painted the love and respect of Somali people for our President H.E. Recep Tayyip Erdogan