Abeesada maxaa lagu fasiraa haddaan ku riyoodo

Interpretation of the snake in a dream

Su’aasha:

Shiqoow waxaan ku riyooday bahal aan wali arag waxaana la i dhahaa waa abeeso ayado tartiib usoo socoto wadadi ee ku socotay ka leexanaa kadib way ceyli ne labo hijaab watay hal naag ayaan siinaaa midna anigaa xeran waxaa dhacay daqiiqado kadib in abeesadi ee hijaabja iga siibto mana aqaaan sidee ikaaga qaadatay hijaabka waliba si ilbiriqsi ah kadib naagtii ii imaaneeso hijaabkeeda aye igu daboole qamaar madaxa igu xeran isoo furee iina saaree riyadaas maxaa lagu fasiraa shiiqow.

Abeesada maxaa lagu fasiraa haddaan ku riyoodo
Abeesada maxaa lagu fasiraa haddaan ku riyoodo

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa labo qof kuu dhow mid cadow ah  iyo mid daacad ah, midka cadowga ah wuxuu isku dayayaa inuu ku fadeexeeyo ama ku ceebeeyo laakin midka daacadda ah ayaa garabkaaga istaagaya kan cadowga ahna wax dhib ah kuuma geysan karo.

cadowga wuxuu noqon karaa nin ama naag,  qaraabo ama saaxiib.

marka riyada waa digniin laguu digayo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More