Aayadda sheegtay qiimaha gaabinta codka

Aayadda sheegtay qiimaha gaabinta codka

Codka inuu hoos  ahaado  waa arrin diinta ay na fartay dadka qaylida badan waa dad bulshada dhib u keena.

Codka dheer waa akhlaaq xumo, qofka waxaa laga rabaa markuu hadlayo inuu yareeyo codkiisa.

Dameerada ayaa cod dheer lagu caayaa, qofkii sidaas sameeya wuxuu la mid yahay dameer liita.

Aayadda sheegtay gaabinta codka
Aayadda sheegtay gaabinta codka

Xataa dadka way  ku nacayaan.

Alle wuxuu yri:

﴿إِنَّ الَّذِينَ يَغُضُّونَ أَصْوَاتَهُمْ عِنْدَ رَسُولِ اللَّهِ أُولَئِكَ الَّذِينَ امْتَحَنَ اللَّهُ قُلُوبَهُمْ لِلتَّقْوَى لَهُمْ مَغْفِرَةٌ وَأَجْرٌ عَظِيمٌ﴾

(kuwa codkooda hoos u dhiga Rasuulka agtiisa kuwaasi waa kuwo Alle imtixaanay quluubtooda dhawrsasho darteed, waxayna mudanyihiin dambi dhaaf iyo ajri wayn).

 

 

The voice to be low is a matter of religion that has instructed us to the loud people are people who cause problems for society.

The loud voice is immoral, the person is required to reduce his voice when speaking.

Donkeys are taunted loudly, and the person who does that is like a poor ass.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More