Aadaabta wada hadalka muslinka laga rabo

Aadaabta wada hadalka muslinka laga rabo

Dadka way isu baahan yihiin haddii laysku dhaco waanwaan iyo wadahal ayaa lagu dhamyn karaa arrimaha laysku haysto siiba dadka muslimiinta dhexdooda.

Aadaabta wada hadalka muslinka laga rabo
Aadaabta wada hadalka muslinka laga rabo

aadaabta wada hadalka, wuxuu ka mid yahay wada hadalka waxyaalaha laysku barto qaladkana lagu saxo, islaamka wuxuu u furay albaabka wada hadalka dadkoo dhan, sidii loo gaaro hanuunka iyo xaqqa iyadoon dhib jirin laakin wada hadalka waxaa la rabaa inuu ka dheeraado durid iyo jeesjees ama yasitaan, wuxuu yiri Alle:

(وَجَادِلْهُمْ بِالَّتِي هِيَ أَحْسَنُ)

 (Kulana dood si u fiican)

wuxuu leeyahay Alle:

(وَقُلْ لِعِبَادِي يَقُولُوا الَّتِي هِيَ أَحْسَنُ…)

(ku dheh Addoomadayda ha dheheen sida u fiican…) nabigeena wuxuu leeyahay:

 

 

Sifada cuntada iyo weero muhim ah ee Afka Ingiriiska

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More