5 Baasaboor ugu fiican dunida sanadka 2019-ka

5 Baasaboor ugu fiican dunida sanadka 2019-ka

Baasaboorka Faransiiska
Baasaboorka Faransiiska

Baasaboorada ugu awoodda badan sanadka 2019 waxaa shantan baasaboor oo top noqday.

Waxaa kaalinta koowad galay baasaboorka Japan.

Baasaboorka dalka Japan1
Baasaboorka dalka Japan

waxaa lagu gali karaa 189 dowlad visa la’aan.

kaalinta labaad waxaa galay baasaboorka Singapore.

Baasaboorka singapore1
Baasaboorka singapore

waxaa lagu gali karaa 189 wadan visa la’aan

kaalinta seddexaad waxaa galay baasaboorka South Korea kuuriyada koonfur.

Baasaboorka Kuuriyada Koonfur
Baasaboorka Kuuriyada Koonfur

waxaa lagu gali karaa 189 wadan visa la’aan.

kaalinta afaraad waxaa galay baasaboorka Jarmalka.

Baasboorka jarmalka
Baasboorka jarmalka

waxaa lagu gali karaa 188 dal visa la’aan
waxaa kaalinta shanaad galay baasaboorka France.

Baasaboorka Faransiiska
Baasaboorka Faransiiska

waxaa lagu gali karaa visa la’aan 187 wadan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More