24 Jir baan Ahay guurna waa rabaa dareen ma hayo

Su’aasha:

Waxaan Ahay Qof Dareenkiisii Dabeeciga Ahaa Aad U-Hooseeyo Hada 24 Jir Ayaan Ahay inaan Guursado Ayaan Rabaa Xitaa Hadaan Gabadh Shukaansado Dareenkaygii dabiiciga Ahaa Ma Jiro Waxaana iigu Wacan Waxaas Waa Siigada Hada Lakin Waan Iska Joojiyay Mudo Labo Sano Ah Markaa Dareenkaygaa Dabeeciga Ah Een Waayay Qaab Dabeeci Ah Ma iigu Soo Laaban Karaa Mise Sidaa Ayaan Isku Daynay Jawaab Wacan Dr Mahadsanid

24 Jir baan Ahay guurna waa rabaa dareen ma hayo
24 Jir baan Ahay guurna waa rabaa dareen ma hayo

Jawaabta:

Hadaad ka joogsato waa helaysaa darenkaaga, su’aashan oo kale tobanaan jeer ayaan ka jawaabay intaadan su’aal soo qorin webka ka raadi.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More