19 jir baan ahay dhibkan ayaa i haysta

Su’aasha:

Asc wll waxaan ahay 19 jir mid wll kay ah oo asgana 19 ama bilooyin iga wayn ayaa jira aniga waxaan isku qariyaa cuntooyinka tiro badan iyo xoogaa aalmiita ah lkn jirkay gaya dhan waaa wada dil dilaac gacmaha lugaha kuli lkn asaga waa dhuuban yahay wuu cad yahay dadka hadalkooda ma dhagaysto meeshuu rabo ayuu maraa lkn aniga cunto ayaa isku xiray safar ma aadi karo meel mari karo aniga oo dooro dhan ka tuurin wllkaygana shaarbo waa wayn iyo gar badan ayuu leeyahay lkn aniga malahi oo hadaan sidaan samayn lahaa waxaan noqon lahaa ilmo yar cml labadooda kee ii fcn.

19 jir baan ahay dhibkan ayaa i haysta
19 jir baan ahay dhibkan ayaa i haysta

Jawaabta:

Qofba meel buu ku fiican yahay, intaad ka baxdo sheekadaas naftaada ku dadaal oo shakhsiyad yeelo haku mashquuin walaalkaaga, siduu yahay adigaba waad noqon kartaa.

Taas waxa kuu keeni kartaa walaalkaaga inaad xaasid ku noqoto, dadka walaalaha oo is xasdaya meesha ayay ka bilaabaan.

Wax dhib ah kuma haysto waxaas waa caadi.

Jirka oo jeex jeexma waan kaaga jawaabay mar hore webka ka raadi.

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More