13-ka faa’ido oo laga helo basasha
Basasha maxay qabataa oo maxaa laga helaa.
Qoraalkan ayaa kuu caddeynaya basasha faa’idooyinka laga helo waana sida soo socota:
1- dheefshiidka ayay u roon tahay, cuntada ayay shiiddaa.
2- xasaasiyadda ayay qofka ka ilaalisaa.
3- qabowga iyo hargabka ayay u roon tahay.
4- lafaha ayay xoojisaa.
5- timaha ayay u roon tahay si fiicanna way u kobcisaa.
6- gibilka ayay waxtar weyn u leedahay.
7- sokorta dhiigga ayay nidaamisaa .
8- jirrooyinka wadnaha ayay la dagaallantaa .
9- galmada ayay awood siisaa siiba basasha cad.
10- indhaha ayay u roontahay dhacaankeeda balbalka ayay ka daaweysaa.
11- haweeneyda uurka leh aad bay ugu roon tahay .
12- cadaadiska dhiigga ayay yaraysaa.
13- cudurka kansarka ayay ka hortagtaa.
Digniin Ma aha in basasha layska badiyo oo loo cuno xad-dhaaf ah, maxaayeelay waxay keenaysaa mustaqbalka yaqyaqsi iyo calool-qasan.
Ereyada raadiska: waxtarka basasha, casiirka basasha, biyaha basasha, galmada iyo basasha, saliidda basasha, cuntada iyo basasha
فوائد البصل الصحية
1- جيد للهضم ، فهو يهضم الطعام.
2- يحمي الشخص من الحساسية.
3- جيد للبرد والزكام.
4. يقوي العظام.
5- جيد للشعر وينميه بشكل جيد.
6. مفيد جدا للبشرة.
7- ينظم نسبة السكر في الدم.
8- يحارب أمراض القلب.
9- يزيد القوة الجنسية وخصوصا البصل الأبيض.
10. جيد للعيون.
11- جيد جدا للمرأة الحامل.
12. يقلل من ضغط الدم.
13. يمنع السرطان.
Basasha Cad Iyo Tan Guduudan Tee Kacsiga U Fiican
Cabitaanka Basasha Iyo Toonta Iyo Xoojinta Raganimada