Waxan Isku arkay xiliga caadada kacsi badan iyo xiliga ay iga dhamato

Waxan Isku arkay xiliga caadada kacsi badan iyo xiliga ay iga dhamato

Su’aasha:

Walal asc waxaan Gabar aan wali guursan waxna waa barta guurna diyaari uma ihi sanadahan Alhamdulilah dareenkaygu waa badan yahay wax xumanana kuma dhoco oo noloshayda kala iga badan xata niyadayda ma galiyo Waxan Isku arkay xiliga caadada iso dhawdahay saaid ayan ahay iyo xiliga ay iga dhamato maxa keeni kara oo waali ayanba ku dhawada ila taliya markas wll mahadsanid im 20 years.

Waxan Isku arkay xiliga caadada kacsi badan iyo xiliga ay iga dhamato
Waxan Isku arkay xiliga caadada kacsi badan iyo xiliga ay iga dhamato

Jawaabta:

Walaal gabdhaha way ku kala duwan yihiin dareenka kacsiga, marka inta badan marka dhiigga soo dhow yahay iyo marka uu dhamaado ayaa jirka haweenka kululaanaya oo dareenka ayaa siyaadaya uur ayay diyaar u  tahay xilligaas, kacsiga wuxuu astaan u yahay uurka inay qaadi karto, marka maadaama aadan xaas lahayn ku dadaal inaad is maaweeliso, oo aad ku mashquusho wixii kaa fogaynaya dareenkaas.

Taasna cuntada ayaad yaraynaysaa sidoo kale waxaad isku mashquulinaysaa waxyaalo kaa dheereynaya kacsi iyo fikir galmo.

Laakin daawada ugu fiican waa inaad guursato taas ha illaawin.

Dumarkana way u badan yihiin xiliyada aad sheegtay inay dareemaan qooq daran oo aysan la seexan karin, taas hormoonada jirka gabadha ayaa is baddalaya maxaayeelay wuxuu isu diyaarinayaa ilmagaleenka inuu diyaar u noqdo uurka.

Gabdhaha Dareenka Badan Xalkooda

Brother girls are different in the feeling of arousal, when often when the blood is near and when it ends the women’s body heats up and the feeling increases she is ready for pregnancy at that time, erectile dysfunction is a sign that the pregnancy can carry, when since you are not married try to interact, and engage in what takes you away from that feeling.

This reduces your diet and you also engage yourself in things that make you more excited and think sexually.

But the best medicine is to get married. Don’t forget that.

And women are more likely to feel nausea during the times you said that they cannot sleep with them, which the hormones in the girl’s body change because it prepares the uterus to be ready for pregnancy.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More