Wax qof kaste heli karo oo ilkaha caddeeya
Waxyaalo aad heli karto oo ilkaha caddeeya oo dabiici ah.
Waxyaalo dabiici ah oo ku caddeyn karto ilkahaaga adoon tagin meelaha lagu caddeeyo waxaad keenaysaa dhuxul shiidan waxaad ku daraysaa cusbo kaddib waxaad keenaysaa qobka mooska kaddib waxaad keenaysaa liin dhanaan iyada iyo qobkeeda ayaad isku shiidaysaa dhammaan ayaad isku daraysaa ilaa uu ka noqdo sida macjuunka ilkaha lagu dhaqo kaddib maalin kasta ayaad ilkahaaga ku dhaqaysaa.
