Walwal iyo xanaaq badan ayaa i haysta talo i siiya

Su’aasha:

Walwal Saaid Ah Ayaan Dareemaa Dadkana Ma Dhex Gali Karo Qofkasta Waan Kacabsadaa Sidoo Kale Waxyaabo Yaryar oo Aad Ufudud Ayaan Ka Xanaaqaa Maalintii Oodhan Xanaaq Iyo Walwal Ayaan Kudhamaystaa Waxaan Ka Xanaaqsanahay Iyo Waxaan Kawalwalsanahayna Ma Aqaano Siigada Waan Samayn Jirry Laakiin Hada Waan Joojiyay Markaa Ma Laga Yaabaa Ianay Siigadu iigaysatay Talo Izii Dr Mahadsanid

Walwal iyo xanaaq badan ayaa i haysta talo i siiya
Walwal iyo xanaaq badan ayaa i haysta talo i siiya

Jawaabta:

Siigada niyadjab ayay leedahay way dhici kartaa sabab inay u tahay arintaas, wayna u badan tahay, waxaad kusoo celin kartaa kalsoonidaada inaad ka fogaato siigada, sidoo kale inaad ku dadaasho salaadda iyo quraan akhriska, baro diinta, masjidka tag tafsiirka iyo xadiis meelaha laga akhriyo tag, niyaddaad way kuu hagaagaysaa, nolol raaxo leh ayaad galaysaa inshaa Allaah, dambiga ka fogow.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More