Toonta baabasiirka ma u roon tahay
Toonta baabasiirka ma u roon tahay
Su’aasha:
Waxan maqlay qofka baabasiika hayo hadduu habeenkii toon ku bariisiyo dabada wuxuu ka khafiifiyaa xanuunka sidoo kale wuxuu u aroon yahay cudurka baabasiirka maxaa ka jiro hadalkaas.

Jawaabta:
Toonta waxay ka mid tahay waxyaalaha dabiiciga ah oo u roon meelaha buka iyo jirrooyin badan sidoo kale saliidda toonta ama toon fiiqan marka la mariyo waxay ka khafiisisaa qofka xanuunka baabasiirta taasna waxaa sheegay dhakhaatiir fara badan.
Daawada baabasiirka ugu fiican iyo noocyada uu yahay bawaasirka
Is garlic medicine for hemorrhoids
Garlic is one of the natural ingredients that are good for many ailments and diseases, and garlic oil or garlic cloves when applied can relieve a person from the pain of hemorrhoids and this has been reported by many doctors.