Siigada qofka haduu joojiyo sidii hore ma noqon karaa

Siigada qofka haduu joojiyo sidii hore ma noqon karaa

Su’aasha:

Sigada maxay ku keni karta qof ka jira da.ad 22 jir hadu jojiyo isagoo 22 jir ah sigadi hore u sigeysan jiray ma dhib bay u keni kartaaa.

Siigada qofka hjaduu joojiyo sidii hore ma noqon karaa
Siigada qofka hjaduu joojiyo sidii hore ma noqon karaa

Jawaabta:

Qofka waxaa laga rabaa inuu iska joojiyo, hadduu joojiyo siigada muddo kaddib way dhici kartaa inay usoo laabato awooddisa raganmo,

laakin inkastoo qofka hadduu siigada badsado dhaawac weyn ay u gaysanayso naftiisa iyo maskaxdiisa, waxay ku abuuraysaa niyadjab iyo walwal iyo cabsi gudaha ah.

Sidoo kale galmada caadiga ah ma dhadhaqansano qofka wuxuu rabaa inuu siigada sii wado.

Qaar dadka siigada si xun u bartay marka ay guursadaan xataa kama hari karaan samaynta seegada.

Marka da’da aad jirto wali rajo ayaad leedahay ka joogso.

 

Xubinka taranka dhiig ayaa ka yimaado sigada awgeed

The person is required to stop, if he stops the masturbation after a while it is possible that he will return to his power.

But even though if a person increases the mass, it causes great damage to himself and his mind, it creates depression and anxiety and inner fear.

Nor does normal sex hurt the person wants to continue masturbation.

Some people who have learned badly when they get married cannot even stop making a sola.

When you are old, you still have hope.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More