Saliid seytuun qaababka ay dareenka u kordhiso
Saliid seytuun qaababka ay dareenka u kordhiso
Su’aasha:
waxaan maqlay saliid seytuun aad bay ugu roon tahay galmada arrinkaas maxaa ka jira hadii ay se jirto arintaas sidee loo adeegsadaa.
Jawaabta:
Saliidda seytuunka waxay ka mid tahay waxyaalaha aad ugu fiican xididaha dhiigga, waxay waasicisaa xididaha dhiigga mara, sidaa awgeed dareenka ayay kordhisaa taasna waxaa ugu wacan dhiiga soo gaaraya xubnaha taranka, waxaa la sheegay saliidda seytuunka inay kun jeer ka fiican tahay kaniinka kacsiga ama galmada kordhiga, qof muddo adeegsada saliidda seytuun isbadal weyn ayuu ka dareemayaa xaga kacsiga, waxaa rabaa qofka inuusan cunin saliidda seytuunka oo dadka lasoo arinaya waayo way isbaddalaysaa markaas waxaa ugu fiican inuu ku darsado cuntada uu cunayo, dadka cuntada ku dalaca kama helaan faa’udada laga helayo, teeda kale saliida saeytuunka waxay gashaa booska daawooyinka dumarka cambarka qalallan ama engegan oo ay galmadu dhibto oo xanuunka dareemo waayo waxaa ku yar dhacaan jilciya galmada oo uu farjiga keeno marka ay gabdhu kacsato, saliid seytuun waa la marin karaa marka ay naagta u baahan tahay uma keento dhibaato cambarka haweenka sidoo kale mana reebto uurka waxaa laga yaabaa daawooyinka kale inay reebaan uurka ama vasiliinta marka saliid seytuun ayaa ugu fiican in la mariyo xiliga raaxada galmada.
Teeda kale waxaa la sheegay saliid seytuunka inay weynayso guska marka lagu subko waxay waasicisaa xididaha geedka markaas ayuu weynaadaa, marka waxay ka fiican tahay daawooyinka lagu weyneeyo geedka ninka qaar waaba been qaarna dhib weyn ayay u keenayaan xubinta taranka ninka marka saliidda seytunka aad bay u fiican tahay.
Olive oil is beneficial for overall health in many ways, in terms of physical strength, mind, stomach, skin beauty, physical strength.
Saliidda seytuunka waxay u tartaa caafimaadka guud waxyaalo aad u badan, dhanka awoodda jirka, maskaxda, caloosha, quruxda maqaarka, awoodda jirka