Qaliinka qurxinta sanka waa maxay
Qaliinka qurxinta sanka waa maxay
Sanka maxaa qaliin qurxin loogu sameeyaa.
Sanka wuxuu ka mid yahay xubnaha wejiga ugu muhimsan miisaabka quruxda kaalin weyn ayuu ka qaataa sanka.

noocyo badan ayuu leeyahay wuuna kala qurux badan yahay nooca dheer oo ah goobo leh iyo midka aan goobada lahayn nooca baiiqsan oo ballaraan isagana noocyo badan ayuu u kala baxaa weyn mid kastana qaab buu u qurux badan yahay.
Ku qanac sankaaga Ilaahay ku siiyay iska ilaali qalliin inaad ku samayso waxay ka mid tahay sheekada qurxinta sanka waxyaalaha shaydaanka dadka ku waswaasiyo. dad badan ayaa baddala abuurista Alle ma aha inaad badasho.
qaliinka mar ayaa la ogol yahay waa marka ay arrintu tahay jirro oo dhib weyn uu ka jiro sanka laakin qurux kaliya haddii loola jeedo lama oggola.
Hurka ama balbalka sanka sida dabiiciga loo daaweeyo
The nose is one of the most important facial organs in the beauty table and plays a big role in the nose.
It has many kinds and it is beautiful in the long-range type of areas and the one without sites. The wide variety of areas and he is in many forms and each one is beautiful in its own form.
Be content with your nose God has given you be careful of the surgery to do it is part of the story of the makeup of the nose of the things that satan whispers to people. Many people change the creation of Allah, not that you should change.
Surgery is once allowed when it is a matter of illness and there is a serious problem in the nose but only beauty is not allowed.