Mooska iyo caanaha marka laysku shiido

Banana juice with milk

Mooska iyo caanaha marka laysku shiido

Waxtarka uu leeyahay cabitaanka mooska iyo Caanaha isku shiidan.

Mooska iyo caanaha marka laysku shiido
Mooska iyo caanaha marka laysku shiido

Cabitaanka mooska iyo caanaha laga sameeyo wuxuu siiyaa jirka vitamiino aad u badan. sidoo kale jirka wuxuu siiyaa firfircooni badan wuxuu aad u anfacaa dadka shaqooyinka adag qabta calooshana wuu dejiaa wuuna qaboojiyaa, isdifaaca jirkana wuu kordhiyaa raga awood dheeri ayuu siyaa xagga sariirta.

Waxaa kaloo jira mooska inuu ka mid yahay furuudka u roon raga dareen xoog ayuu siyaa.

taas waxaa raacsan caanaha iyaguna waxay siiyaan raga dareen fiican xaga raaxada sariirta.

Mooska guud ahaan aad buu ugu roon yahay caafimaadka.

 

Waxtarka baytaraafka xagga caafimaadka oo kooban

 

Banana and milk when mixed

The benefits of drinking moss and mixed milk.
Drinking moss and milk made from it gives the body a lot of vitamiino. It also gives the body more activity and is very useful for people who do hard work and relaxes the stomach and cools the stomach, and it increases the body’s immunity and increases men’s ability to bed.

There is also a mole that is one of the keys that is good for men and it makes sense of strength.

This is followed by milk and they give men a better sense of comfort in bed.

Moss is generally very good for health.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More