Raaxada sariirta haweenka siday ugu kala duwan yihiin
Raaxada sariirta haweenka siday ugu kala duwan yihiin
Su’aasha:
Daruur wan idin salmay webkina ad ban ugu faraxsanahay sida quman o cilmiyasan ad su’alaha uga jawabtan, wasmada siilka dumarka suniga iyo fircooniga isku raxo miyaa, waxan maqlay hablaha suna gudka aya ka raaxo badan kuwa firconiga nagaaga malaga yaba inay raaxada wasmada kukala duwn yihin ama dumarka o dhan wa isku mala maca, teda kale gabadha quruda badan maka wasmo macaan badan tahay mida foosha xun waxan raba su’alahan dhaman inad jawab igasoo sisan mahadsanidin.

Jawaabta:
Dumarka way ku kala duwan yihiin raaxada galmada isku mid ma aha, laakin taas macanaheeda ma aha suni iyo fircooni ama gabar cayilan oo buuran iyo mid caato ah ama gabar dheer iyo tu gaaban waxaas oo dhan shaqo kuma laha.
Dumarka waxay ku kala duwan yihiin xaga kacsiga naagta marka ay kacsi badan tahay siilka wuxuu soo daayaa qoyan badan oo jijiidma sidoo kale marka gabadha ay kacsan tahay muqraha siilkeeda way adkaanayaan wuu isku soo uruuraa, geedka ninka ayuu ku dhagayaa, sidoo kale kulayl ayuu noqonayaa, taas ayaa ninka raaxo badan siisa, taasna kuma xirna quruxda naagta ama qaabka ay tahay, ee waxay u noqonaysaa dareenka kacsiga.
Naagaha farjigooda qalalan yahay ama aan kacsi lahayn iskuma imaan karo mana ku dhagi karo geedka ninka markaas ninka wuxuu dareemayaa meel holofholof ah oo aan raaxo lahayn oo qalayl ah marka raaxo fiican maka helayo xataa waxaa laga yaabaa rafaadkaas awgii inuu bahalkiisa u damo.
Riyada raaxada galmada halkan ka daawo
Women differ in sexual pleasures are not the same, but that does not mean Sunni and pharaoh or fat fat
Women differ in the erection of a woman when she is erect when she is erectile dysfunction the penis releases a lot of moisturized and moisturized also when the girl is erect her penis is stronger it collects, he listens to the man’s tree, it also becomes hot, which gives the man more comfort, and that does not depend on the beauty of the woman or the shape of her, it becomes a sense of arousal.
Dhawr su’aalood oo kusaabsan gudniinka fircooniga