Gabar ku riyootay daayeer iyo dameer iyo beer qurux badan

Su’aasha:

Asc wllo waxn ku riyodey anigo joogna beer qurux badan caws ka baxay oo dooga kadib waxan sitay canjeelo hudheel ayan galnay kadib gabadh an aqano ayan ku arkay oo buuran wan salamay gacanta kadib wan iskaso baxnay beerta tagnay waxa naguso yacay danyer cad dhogor cad kuwo yaryar iyo kuwo waweynba kadib midkii ugu weynaa aya igu so bodey sidi i qaninayo kadib ima qanini wu iga tagay kadib dameer mesha tagna la ciyaray danka ka dhunkadey dameer madow ama midabka dameriga leh bu aha adban u faraxsana maxay noqon karta mahafsanidin jasakalah bahda daruur.

Gabar ku riyootay daayeer iyo dameer iyo beer qurux badan
Gabar ku riyootay daayeer iyo dameer iyo beer qurux badan

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in dad khiyaano badan ay kula xiriiraan siiba markaad nolol fiican gasho taasna beerta quruxda badan ayaa astaan u ah, beerta cagaaran waa nolol fiican,  waxaa laga yaabaa inaad saaxibo tihiin dad dhagar badan oo raba inaad dhib ku jirto waligaa, daanyeerka wuxuu astaan u yahay dadka dhagarta badan oo kugu cayaarayo, dameerkana wuxuu tilmaamaa dhib iyo rafaad, guud ahaan riyada waa riyo kaaga digayso dadka qaarkii inaad iska jirto, siiba markaad nolol fiican hesho shaqao ama waxbarasho ama guur wanaagsan.

 

Riyada daanyeer leygu dirayo kadib aan duulayo

 

تشير الأحلام إلى أن الأشخاص المخادعين يتواصلون معك عندما تدخل حياة جيدة وهذه علامة  الحديقة الجميلة ،
الحديقة الخضراء هي حياة جيدة ،
قد تكون صديقا لأشخاص مخادعين يريدونك أن تكون في ورطة إلى الأبد ،
القرد هو رمز للأشخاص المخادعين الذين يلعبون ضدك ،
ويشير الحمار إلى المشقة والمعاناة،
بشكل عام ، هي أحلام تحذر بعض الناس من توخي الحذر.
عندما يكون لديك حياة جيدة أو عمل أو تعليم أو زواج جيد.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More