Dhabar xanuunka Back pain Sababaha iyo daawada

Dhabar xanuunka Back pain Sababaha iyo daawada

Dhabar xanuunka Back pain waa cudur caan ah oo dad badan ay ka sheegtaan

Dhabar xanuunka wuxuu ka mid yahay xunuudada ay dumarka u badan yihiin.
Raga aad buu ugu yaryahay xanuunka dhabarka.

  • Qofka inuu qaado waxyaalo culus taas waxay keenaysaa in murqaha dhabarka dhib soo gaaro xanuun ayaa ka dhalanaya
  • In dhib soo gaaro seedaha dhabarka kala saarahaya lafaha isku xirxiran ee dhabarka marka ay xamili waayaan dhaqdhaqaaqa
  • In kalabaxyada lafaha dhabarka caabuq ku dhaco taasoo keenaysa xanuun joogto ah
  • Qofka inuu khaladaad sameeyo sida inuu u fariisto si xun saacado badan fadhi aan raaxo lahayn ama si qalooc ah taasna waxay keenaysaa xanuun daran.
  • Cudurka lafa burburka loo yaqaano isagana wuxuu keenayaa xanuun daran taasna waxay qabsanaysaa dadka waaweyn oo waayeeloobay
  • Kansarka qaar isagana wuxuu leeyahay dhabar xanuun siiba marka uu lafaha galo
  • Kelli xanuunka wuxuu isagana keenayaa dhabar waxnuun waayo keliyaha waxay la xiriiraan dhabar xitaa hadduu yahay sababta dhagaxaanta kelliyaha gala

sida loo daawo dhabarka markuu xanuuno

Dhabar xanuunka Back pain Sababaha iyo daawada
Dhabar xanuunka Back pain Sababaha iyo daawada

xanuunka waxaa fiican in la ogaado sababta keentay marka la ogaado sababta keentay si sahlan ayaa loo daaweyn karaa, taasna waxay ku xiran tahay in baaritaan lagu sameeyo qofka sheeganaya dhabarxanuunka
dadka qaarkii marka ay dareemaan dhabar xanuun, waxay ku daaweeyaan xanuun joojiye, runtii taas daawo ma aha , maxaa yeelay xanuun joojiyaha wuxuu ku halmaansinayaa keliya xanuunkaas marka uu jirkaaga ka baxo xanuunka wuu kugu soo laabanahayaa sidoo kale kaniiniga xanuunka joojiyo dhibaatooyin badan ayaa kuu keenayaa marka uu jirkaaga ku bato.
qaabka ugu fiican aad u daaweyn kato waa inaad baartaa cudurka ku hayo haddii kale dhib kale ayaa kuu imaanaya

haddii dhabar xanuunka uu kuu keenay fadhiga badan waxaad samaysaa arrimahaan soo socda

marka hore dhowr maalmood naso

sidoo kale masaajo ku daliig dhabarka

haddii uu sii sacdo markaas waxaad ogaanaysaa inuu u baahan yahay baaritaan

Dhabar xanuunka maxaa keeno maxaasena lagu daaweeyaa

Xanuunka sinta ilaa ciribta maxaa daawo u ah

Back pain Causes and treatment

Back pain is a common disease that many people complain about

Back pain is one of the most common diseases in women.
Back pain is much less common in men.

When a person carries heavy things, this causes the back muscles to become strained, which results in pain

When the ligaments that separate the bones of the back are damaged when they cannot withstand movement

When the joints of the back become inflamed, which causes constant pain

When a person makes mistakes such as sitting for many hours in an uncomfortable or crooked position, this causes severe pain.
The disease known as osteoporosis also causes severe pain and this affects older adults

Some cancers also have back pain, especially when they enter the bones

The pain itself also causes back pain because it is related to the back, even if it is the cause of kidney stones

how to treat back pain when it hurts

It is better to know the cause of the pain. When the cause is known, it can be easily treated, and this depends on the person who claims the back pain being examined.
Some people, when they feel back pain, treat it with painkillers. This is not really a cure, because painkillers only make you forget about the pain when it leaves your body. The pain will return. Also, painkillers can cause many problems when it increases in your body.
The best way to treat it is to get tested for the disease that is causing it, otherwise you will have other problems.

If your back pain is caused by sitting too much, do the following:

First, rest for a few days.

Also massage your back.

If it continues, then you will know that it needs to be examined.

 

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More