Cuncunka xubnaha taranka sababaha iyo daawada

Cuncunka xubnaha taranka sababaha iyo daawada

Guud ahaan jirka markuu dareemo xasaasiyad ama waxyaalo uu dhibsanayo qofka wuxuu isku arkayaa cuncun.

marka cuncunka inta badan wuxuu ka dhashaa nadaafad darrada, gaar ahaan meelaha laablaabka jirka, sida kilkilaha iwm.

Cuncunka xubnaha taranka sababaha iyo daawada
Cuncunka xubnaha taranka sababaha iyo daawada

marka qofka uu xoqo meesha cuncuneysa  waxaa laga yaabaa inay guduudato ama nabro yaryar ay yeelayo.

waxaa jira cuncun  u noqanaya cuntada aad cunayso ama jirkaaga oo burutiino kale ay soo galeen, oo keeni kara cuncun.

laakin cuncunka xubnaha taranka ayaa lagu tiriyaa kan ugu halista badan oo ay ka imaan karaan dhibaatooyin caafimaad oo aan fiicnayn.

Maxaa yeelay xubnaha taran waxay ku jiraan meelo qarsoon oo laablaab leh, meeshana kulayl ayay leedahay, dhidid ayaa ka imaanaya, qofka marka uu ka tago nadaafad daa’in ah meesha qurun ayay noqonaysaa.

Raga qaar xiniinyaha ayay ka dareemaan cuncunka, maxaa yeelay waxaa laga yaabaa qofka inuusan iska baddalin kastuumada dhowr maalmood, marka waxay u keenaysaa finan inay kaga soo yaacaan meesha shuunka cajiraha hoostooda sidoo kale xubinta taran.

diinta waxay fartay qofka inuu iska xiiro timaha hoose – bisqinta – shuunka,  mar kastana inuu isdaahiriyo.

sidoo kale dumarka iyagana waxaa laga yaabaa in cambarka uu kaga soo baxo finka ama nabarka, gaar ahaan faruuraha waaweyn ee cambarka (siilka), iyadana waxaa laga yaabaa inay arrintaas ay u keento nadaafad darrada.

Daba Cuncunka Maxa Keeno Sideena Loo Daaweeyaa

waliba dumarka ayaa ugu daran meesha laablaabkooda isla markii isbaddalo, naagta waxaa laga rabaa inay iska baddasho kastuumada ama nigiska mar walba, sidoo kale inay nadaafadda ku dadaasho, timaha hoose (bisqinta) waa inay marwalba iska xiirtaa, taasna waa fidrada oo diinta ay fartay.

Dumarka qaar waxay ka sheegtaan laabka naasaha hoostooda inay finan kaga soo baxaan, ama ibta naaska , taasna waxay noqon kartaa inta badan, rajastiinada ama rajabeetada inaysan nadiif ahayn ama gabadha muddo badan inay xirneyd.

sidoo kale cuncunka xubnaha taranka waxaa laga yaabaa inuu galao weeraga futada ama dabada,  taasna waxaa dhici karto inay keento nabro afka badaba kasoo baxo, waxaa la rabaa qofka inuu nadaafadda iyo dahaarada ku dadaalo, timaha badaba kasoo baxo waa inuu iska xiiraa, waayo waxay ka mid yihiin timaha lays amray in layska xiiro, bal iyagaaba ka daran kuwa gumaarka kasoo baxo.

Nabraha waxay kasoo bilowdaan finka, finkana wuxuu ka dhashaa inta badan bakteeriyada, bakteeriyadana waxay ka dhalataa nadaafad la’aanta.

aad isaga ilaali wasakha dharka gudaha laga xirto wasaklhiisa,  daawada finka intaad raadin lahayd waxaa kuu roon onaad dahaarada kaga hortagtid.

The health article was rf.

Cuncunka xubnaha taranka  waa arrin dad badan ay ka sheeganayaan taas oo aad loo raadiyo waxaa lagu daaweeyo.

Cuncunka xubnaha taranka dumarka ayaana u badan waayo sida lasoo sheegay qoyaanka badan iyo kastuumada lagu daaho iyo kulaylka siilka iyo timaha hoose ayaa kaalin weyn ka cayaara.

 

Cuncunka Futada Waxa Keeno Iyo Sida Loo Daaweeyo

 

بشكل عام ، عندما يشعر الجسم بالحساسية أو الأشياء التي تزعج الشخص ، فإنه يشعر بالحكة.

عندما تكون الحكة ناتجة بشكل رئيسي عن غير صحية ، خاصة في مناطق مفاصل الجسم ، مثل الكلى وما إلى ذلك.
عندما يخدش الشخص منطقة الحكة ، فقد تكون حمراء أو قد تتطور ندوب صغيرة.

هناك حكة تصبح حكة للطعام الذي تتناوله أو كتل أخرى في جسمك ، والتي يمكن أن تسبب الحكة.

لكن حكة الأعضاء التناسلية تعتبر الأخطر ويمكن أن تؤدي إلى مشاكل صحية غير سارة.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More