Basbaaska jirka wuxuu u taro siiba dumarka
Basbaaska jirka wuxuu u taro siiba dumarka
Hot Chili benefits human body men and women, Everyone needs him to eat
Basbaaska jirka dadka aad buu ugu fiican yahay, qof kasta waxaa la rabaa inuu cuno
Sida la og yahay, baskaaska wuxuu furaa cuntada, qofka u baahan inuu cuno raashin waa inuu adeegsadaa basbaas, dad badan ayaa jira abiyeydka ka xiran yahay, oo cunto aan cuni karin.
basbaaska qaabab badan ayaa loo sameeyaa, inta la shiido ayaa liin iyo cusbo lagu daraa, markaas ayaa lagu cunaa cuntada, ama waxaa lagu kariyaa yaanyo sida suugo oo kale, markaas ayaa cuntada lagu cunaa sida bariiska iyo baastada oo kale, dadka

qaarkii waxay ku daraan raqay markaas ayaa cuntada lagu macaystaa.
si kasta ha haatee basbaaska aad buu ugu fiican yahay jirka, siiba basbaaska guduudan.
waxyaalaha uu jira u taro oo ugu muhimsan waa nadiifinta dhiig mareenka, dadka basbaaska cuna, kolistaroolka dhgiigga midkiisa xun lama kulmaan, waayo basbaaska guduudka qofka markuu cunayo, dhiig mareenka ama xididaha dhiiga qaada ayuu ka nadiifiyaa, wuxuu dhiigga gaarsiinayaa meelaha fog ee jirka, taas xitaa waxay keenaysaa basbaaska inuu siyaadiyo kacsiga ama dareenka raga iyo dumarkaba, siiba haweenka, marka ay basbaaska badsadaan dareenkooda aad buu u kordhaa, taasna waxaa sabab u ah xididiaha yaryar ee dhiigga geeya xubnaha taranka naagaha oo furmaya basbaaska adrtii.
naagaha kacsiga yar ka cabanaya waa inay cunaan basabaas, sidoo kale wuxuu u siyaadiyaa macaanka galmada, raga iyo naagaha.
basbaaska wuxuu kaloo guud ahaan u roon yahay, caafimaadka jirka, wuxuu ka dilaa jirka waxyaalo badan caafimaadka dhibaya.
Naagaha qayliya ee ooya iyadoon Galmo lala sameynin maxaa lagu sameyn karaa?

Pepper is very good for the human body, everyone wants to eat it
As is known, pepper opens the food, a person who needs to eat food must use pepper, many people are closed in the abdomen, and cannot eat food.
Pepper is made in many ways, while grinding it, lemon and salt are added, then it is eaten with food, or it is cooked with tomatoes like a sauce, then the food is eaten like rice and pasta, some people
add raqay then the food is delicious.
Anyway, pepper is very good for the body, especially red pepper.
The most important thing it contains is to clean the blood vessels, People who eat chili peppers do not experience bad cholesterol, because when a person eats chili peppers, they clean the blood vessels or blood vessels, and they deliver blood to distant parts of the body. This also causes chili peppers to increase the arousal or sensitivity of men and women, especially women. When they eat chili peppers, their sensitivity increases significantly, and this is due to the small veins that carry blood to the female genitals opening up when they eat chili peppers.
Women who suffer from low arousal should eat chili peppers, as it also increases sexual pleasure for both men and women.
Chilli peppers are also generally good for physical health, and they kill many things that harm health in the body.