Afarta saliid dabiiciga oo timaha lagu dheereeyo

Four natural oils to prolong hair

Afarta saliid dabiiciga oo timaha lagu dheereeyo

Saliid timaha dheereysa aad baa loo raardiyaa sidoo kale daawada timaha lagu dheereeyo.
Marka hore waxaa fiican inaad ka fogaato wax daawo ah oo timaha lagu dheereeyo, maxaayeelay daawada waxay wadataa kiimika oo dhib u keenayso timaha.
waxaa ugu fiican oo timaha lagu dheereyn karo waa saliidahan dabiiciga ah.

Afarta saliid dabiiciga oo timaha lagu dheereeyo
Afarta saliid dabiiciga oo timaha lagu dheereeyo

Saliid qumbe (Coconut Oil)

Caanaha Xoolaha Kuwee Ugu Fiican
Saliid qumbe timaha loogu talagalay

waxaa lagu tiriyaa saliidaha ugu fiican oo tinta dheereysa, sidoo kale tinta xoog ayay siinaysaa, waxay wadataa burutiin tinta u fiican.

Saliid macsaro (Sesame oil)

Saliid macsaro
Saliid macsaro

saliidda macsarada iyadana waxaa lagu tiriyaa saliidaha u roon timaha madaxa, naagta u baahan inay dheereyso timaheeda saliiddan ha adeegsato waxay wadataa Vatamin E

Saliid Khirwac (Castor oil)

Caanaha Xoolaha Kuwee Ugu Fiican
Saliid Khirwac

waa salaad oo daawo u ah timaha waxay u roon tahay daadashada timaha waxay ka dhigaysaa jileec oo bisbis ah

Saliid seytuun (olive oil)

Saliid seytuun
Saliid seytuun

iyaduna aad bay ugu fiican tahay madaxa waxayna siisaa awood iyo qurux ,xoog badan ayay helayaan timahaaga.

Sidee loo adeegsadaa.

Waad adeegsan kartaa saliid kaste kaligeeda, laakin si natiijo degdeg aad u hesho waxaa fiican inaad isku darto

waxaa fiican saliidahan inaad isku darto  si isla siman  maalin kaste  ayaad marsanaysaa madaxaaga.

Subaxdii marka hurdada aad kasoo toosto madaxa ayaad marinaysaa si fiican ayaad ugu daliigaysaa maqaarka madaxa, marka waxaad dhaqeysaa seddex saac kaddib shaambo ayaad ku dhaqeysaa.

Waxaad arki doontaa haddii Alle idmo natiija fiican iyo timo qurux badan.

يمكنك استخدام أي زيت بمفرده ، ولكن للحصول على نتائج أسرع ، من الأفضل الجمع بين جميع الزيوت المذكورة.
من الأفضل مزج هذه الزيوت بالتساوي وتطبيقها على فروة رأسك كل يوم.
في الصباح عندما تستيقظ ، ضعيه على فروة رأسك وضعيه على فروة رأسك ، ثم اغسليه بعد ثلاث ساعات بالشامبو.
سترين بإذن الله نتائج جيدة وشعر جميل.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More