Web kuu sheegayo Youtube lacagta laga helo

Sida aad la socoto waxaa laga helaa internetka lacag sida YouTube iyo webyo kale la mid ah.

tusaale ahaan qofka YouTube kanaal ku leh oo galinaya video isaga iska leeyahay wuxuu ka helayaa video kaste marka la booqdo lacag taas way kula duwan yihiin dadka.

Web kuu sheegayo Youtube lacagta laga helo
Web kuu sheegayo Youtube lacagta laga helo

haddaba haddii aad rabto inaad ogaato qof kaste inta lacag uu ka helayo kanaalka uu leeyahay waxaa  jira website lagu magacaabo Kedoo kuu sheegaya inta uu qofka lacag ka helo kanaalkiisa websiteka wuxuu tirinayaa kanaalka lacagta uu helo.

waxaad galinaysaa khaannadda webka Kedo linkiga kanaalka aad rabto inaad ogaato lacagta uu helo.

halkaan ayaad ka galaysaa webka Kedoo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More