Yiridka (nabarka cirridka) sababta keenta iyo daawadiisa

Yiridka (nabarka cirridka) sababta keenta iyo daawadiisa

Marka hore waxaad ogaataa cudurka Yiridka muxuu yahay sidee baa loo daaweyn karaa, su’aashan waa muhim

Yiridka (nabarka cirridka) sababta keenta iyo daawadiisa
Yiridka (nabarka cirridka) sababta keenta iyo daawadiisa

Cudurka lagu magacaabo yiridka waa cudur ay la bukadaan ilkaha iyo micyaha iyo gowsaha jirridooda ama meelaha ay ka soo baxaan, siiba hilibka cirridka, marka ciridka bukado ama turturo oo dhiig ka soo baxo afka wuu urayaa waliba si xun wuxuu keenayaa ur daran qurmuun oo aan loo adkaysan karin oo ay kugu nici karaan dadka asxaabtaada ah, siiba xaaskaaga , waayo mar kasta waa is dhunknaysaan, afka ayaad isgalinaysaan, xiliga istiinka raaxada, marka koowaad waxaa loo baahan yahay inaad iska ilaaliso oo iska jirto wasakha ilkaha sidoo kale waa inaad badsataa raashinka ay ku jiraan qudaarta sida liin dhanaanta iyo yaanyada iyo ansalaatada, waxaas oo dhan waxay ilaaliyaan afka cudurada ku dhici kara, jirrada yiridka aad bay u dhibtaa qofka ay ku dhacdo maxaayeelay, waxay la xiriirtaa meel aad u muhimsan oo ah afka meeshaas oo ah meesha aad wax ku cunayso oo aad ka hadlayso dadka aad la hadlayso neefta ama hawada kaa soo baxayso ayaa gaarayso haddii neeftaas ay leedahay ur qurmuun aad bay kuu kahanayaan dadka aad la joogto siiba haddii aad qabto xaas, waayo xaaskaaga waa qofta kugu dhow dadka oo laga yaabo afka inaad is galisaan, haddii afkaaga aad u urayo sidey u dulqaadan kartaa, way adag tahay inay dulqaadato xaaskaaga, marka yiridka cudur caadi ma aha , waa cudur kugu dirayo bulshada kula nool.

 

Dhiiga ilkaha subaxdii iyo af-urka maxaa daawo u ah

The disease called gum disease is a disease that affects the teeth and gums and their roots or where they come from, especially the gum tissue. You can’t stand it and you can be jealous of your friends, especially your wife, because they are always kissing each other, you put your mouth in each other’s mouth, during sexual intercourse, the first thing you need to do is to avoid stains on your teeth and you should eat more food. including vegetables such as lemons and tomatoes and lettuce, all of these protect the mouth from diseases, gum disease is very painful for the person who gets it, it is related to a very important part of the mouth that is the place where you eat. If you are eating and talking about the people you are talking to, your breath or the air coming out of your mouth, if that breath has a bad smell, it is very bad for you, especially if you have a wife. Put it in, if your mouth smells so much, how can you tolerate it, it’s hard for your wife to tolerate it, so it’s not a normal disease, it’s a disease that sends you to the community you live with.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More