Xubinkayga Taranku Wuu Qaloocsamay Caafimaadka - Health By Su'aalaha On Jan 14, 2022 792 1 Su’aasha: Xubinkayga Taranku Wuu Qaloocsamay Waliba Dhanka Midig Ayuu Uqaloocsamay Arintan Waxaa Igu Keentay Siigada Waayo Siigada Ka Hor Wuu Toosnaa Dhawr Jeer oon Webka Daruur.com Suaasha Ka Arkayna Waxaad Kaga Jawaabtay Kastuumada cidhiidhiga Ayaa Keenta Lakin Kastumada Inaga Igu May Keenin Ee Siigada Ayaa Igu Keentay Waanan Hubaa Markaa Maxaan Kula Tacaali Karaa Anoona Dhakhtarna Tagin Mise Dhakhtar Ayaan Tagaa Mise Qaloocu Isaga Ayaa Qaab Dabeeci Ah Iskaga Taga Xubinkayga Taranku Wuu Qaloocsamay Jawaabta: Siigada geedka ninka ma qaloocin karto haddii aad hal dhinac maantoo dhan u hayso mooyee, taasna adaa garanaya, geedka ninka inta badan waxaa qaloociya kastiimada ciriiriga ah, laakin way dhici kartaa haddii aad siigo badan tahay oo maantoo dhan hal dhinac aad u hayso markaas way qaloocin kartaa, qaloocana waxa keenay waa haynta badan oo hal dhinac loo hayo, waxaan kula talinayaa iska jooji siigada wax kaste caadi ayuu noqnayaa dhakhtarna uma baahnid. Dhibaatada seegadaSiigada ragaXubinta Ninka Qaloocan 1 792 Share
Hadad guska ku dhex xog did bustaha ey biyihi kaaa imadan ma siikaa