Xil. Joram van Klaveren oo diinta islaamka soo galay

Xil. Joram van Klaveren oo diinta islaamka soo galay

Nin xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Holland
oo aad uga soo horjeeday islaamka ayaa soo islaamay
xildhibaankaas oo lagu magacaabo Joram van Klaveren

Xil. Joram van Klaveren oo diinta islaamka soo galay
Xil. Joram van Klaveren oo diinta islaamka soo galay

wuxuu jiraa 40 sano wuxuu dhihi jiray islaamka waa been Quraankana waa sun sida uu sheegay wargeyska NRC
Ninkan oo baaritaan ku sameeyay islaamka siduu uga soo saaro dhaleeco laakin marka uu wax badan ka akhriyay islaamka ayuu soo hanuunay wuxuu islaamka soo galay 26 10 2018
Hanuunka Ilaahay ayaa iska leh qofka uu rabo ayuu diintiisa xaqa ah ku hanuuniyaa
Fadlan share dheh si dad badan ay u arkaan

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More