Xasan Sheekh iyo Farmaajo maxaa lagu teegeeraa

Xasan Sheekh iyo Farmaajo maxaa lagu teegeeraa

Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu kala kulmay soomaalida baraha bulshada gaar ahaan kuwa dibadda ku nool weerar iyo eed daran, waxay ku haysteen xiritaanka waddooyinka Muqdisho iyo qaraxyada iyo safaradiisa iwm.

Xasan Sheekh iyo Farmaajo maxaa lagu teegeeraa
Xasan Sheekh iyo Farmaajo maxaa lagu teegeeraa

dadka isaga weerari jiray waxay ku haysteen waxyaalo hadda Farmaajo maalin kaste ku kacayo.

Xasan Sheekh iyo Xaskisa
Xasan Sheekh iyo Xaaskiisa
Farmaajo iyo xaaskiisa
Farmaajo iyo xaaskiisa

marka waxaad ogaanaysaa dadka soomaalida inaysan qof ku taageereynin waxaan qabiil ahayn.

miisaanka Soomaalida waa qabiil ma aha diin ama waxqabad ama daacadnimo.

dadka Xasan Sheekh hadda kasoo horjeeda waa dad hadda taageera Farmaajo , waxayna ku taageersan yihiin  badankooda qabiil.

sidoo kale dadka taageersanaa Xasan Sheekh waxay ku taageersan yihiin qabiil.

sheekada yaan laga dhigin wadanimo qof soomaali garanayo ma jiro wadan iyo dan guud waxay tahay. 30 laguma jireen haddii arrinta ay ahaan lahayd daacadnimo iyo dal iyo dad jacayl.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More