Xarafka (W) goorta aan lagu dhawaaqaynin afka Ingiriiska
Xarafka (W) goorta aan lagu dhawaaqaynin afka Ingiriiska
Mararka qaar afka ingiriiska waxaad arkaysaa xarfo la qorayo oon lagu dhawaaqin.
Waxaa ka mid ah xarfaha la qoro aan lagu dhawaaqin xarafka (W), marka xarafka (R) uu ka daba yimaado xarafka (W) uu yahay xarafka ereyga lagu bilaabay, waxaa la gooyaa xarafka (W) waxaa laga bilaabaa akhrista xarafka (R).
Tusaalooyinka waxaad ka arkaysaa jadwalkan oo ku sugan ereyo English oo soomaali loo tarjumay:
English | Somali |
wrestling | lagdan |
wrinkles | laalaab/maqaarmaqaar |
wreck | burbur |
whole | dhammaan, giddi, kulli |
wrestle | lagdaya |
writing | lagdaya |
wrist | curcur |
write | qoraya |
wrong | qalad |