Site icon Daruur درور

Xanuunka xininyaha marka geedka saliid lagu daliigo

Xanuunka xininyaha marka geedka saliid lagu daliigo

Su’aasha:

waxan daliigayay guska anigo saliid adeegsanaya wuu kacay 10 daqiiqa ayaan sidaa kuwaday waan joojiye kadib xiniinyaha ayaan xanuun ka daremay maxan sameya majoojiya massageka mise waan wada

Xanuunka xininyaha marka geedka saliid lagu daliigo
Xanuunka xininyaha marka geedka saliid lagu daliigo

Jawaabta:

Xanuunka aad dareentay waa biyaha oo meesha soo istaagay, qofka marka uu kacsado oo biyaha uu celiyo xanuun ayuu ka dareemaa xaniinyaha, marka waxaan kula talin lahaa inaad iska joojiso, maxaayeelay siigo ayaad ku dhacaysaa haddaad sii waddo, haddii aad guursato xaaskaaga sidaas way kuu sameyn kartaa markaas wax xanuun ah ma dareemaysid markaad iyada ku bixiso biyaha shahwada.

Siigada qofka aydhis ma u keentaa

The pain you feel is the water that has stopped, when a person gets up and holds the water, he feels pain in the gall bladder, so I would advise you to stop, why are you getting dusty if you continue, if you marry your wife, she will do the same to you. If you can then you won’t feel any pain when you give her semen.

Exit mobile version