Site icon Daruur درور

Xanuunka ibta naaska maxaa keena

Xanuunka ibta naaska maxaa keena

Su’aasha:

waxan isku arkay xanuun daran marka aan taabto ibta naaska waliba marada marka ay iga taabanayso waxan ka dareemaa xaanuuq qaab kale leh taas maxaa la dhihi karaa.

Xanuunka ibta naaska maxaa keena
Xanuunka ibta naaska maxaa keena

Jawaabta:

Xanuunka naasaha inta badan waxaa dareemo naagaha ilmaha naaska nuujiya, siiba marka naaska caano ka buuxsamaan oo ay ku daahaan waxay dareemayaan xanuun, ama naagaha uurka leh ileen marka ay naagta uur leedahay naasaheeda waysoo weynaanayaan barar oo kale taas waxay keentaa xanuun.

laakin gabar oo naaska ka xanuunaya waxaa sabab u noqon karaa rajastiino aan munaasib ku ahayn inay xirato ama naasha xasaasiyad inay kaga dhacdo oo ay ka imaan karto qubeyska iwm. sidoo kale gabadha wuxuu kaga imaan karaa naas xanuunka qabashada xoogga leh marka la qabanayo waxaalaga yaabaa inaysan xanuun dareemin waayo kacsiga ayaa reebaya xanuunka laakin marka muddo yar kasoo wareegato oo ay raaxada tagto xanuunka ayaa soo haraya taasna way dhici kartaa, haddii xanuunka uu joogto noqdo waxaa haboon in qofka la baaro.

Xanuunka ibta naaska waxa keena iyo daawada ugu fiican
Xanuunka ibta naaska waxa keena iyo daawada ugu fiican

Breast pain is often felt by women who breastfeed the baby, especially when the breasts are full of milk and they are late they feel pain, or pregnant women when a woman is pregnant with her breasts grow like swelling which causes pain.

However, a girl’s breast pain can be due to inappropriate hopes that she will wear it or that she will have allergies from baths, etc. Also, a girl can get breast pain from a strong grip when she is being held. She may not feel pain because the erection prevents the pain, but when a short time has passed and she is comfortable, the pain remains and that can happen. If the pain becomes permanent, it is advisable to examine the person.

Painful cracked nipples can be caused by many reasons, the most important of which are the following:
1- the way the child sucks and not properly by force and pulling.
2- Soap if not cleaned well.
3- The disease known as candidiasis is a disease that causes wounds and cracks in the body and is caused by bacteria and germs.

Naasaha dhacay sababta keento iyo xalka iyo daawada

Exit mobile version