Xaaskayga oo markasta furiin iga dalbata maxa sabab u ah
Su’aasha:
A S C, maanta su’aal aad igu muhim san ban qaba wxa weeyan, gabadh an qabo xaaskayiga mudo 8 sano ayan isla noolnahay marka arima badan o kuwa an macno lahayin iyo kuwa kaleba markan isku yara khilaafno waxay ku dag dagtaa warqadayida isi aniguna wan ka roonada waayo wiil bay idhashay isaga darted ayan ugu dul qaata dhibatada wayn e igu hayiso xaaskayigu waxa weyan aniga inay talo iyo amar ba iga qaadato marabto inay wax walba ikhtiyaarkega kusamayisato aye rabta waxa kale xun ay igu samayisay e udul’qaatay waxa weyi anigo qabo aye nin kale mudo 2 sano in ka badan xirir la lahayido ay ikhiyaantay lkn khaldkay igu samayisay way iqiratay o wan ka cafiyay marka wxn garan waayay sababtay mar kasti warqadayida isi igu tidhahdo ma neceb ay iqabto darted baa mise maxa noqon karta ilataliya.
